Af


English English
العربية Arabic
العربية - الأردن Arabic (Jordanian)
العربية التونسية Arabic (Tunisian)
Sign Language American Sign Language
বাংলা Bengali (India)
भोजपुरी Bhojpuri
Bosanski Bosnian
中文(繁體,香港) Cantonese (Traditional)
中文(简体) Chinese (Simplified)
中文(繁體) Chinese (Traditional)
Hrvatski Croatian
Français French
Deutsch German
ગુજરાતી Gujarati
Hausa Hausa
हिन्दी Hindi
Bahasa Indonesia Indonesian
Italiano Italian
ಕನ್ನಡ Kannada
한국어 Korean
کوردی Kurdish
ພາສາລາວ Lao
𑒧𑒻𑒟𑒱𑒪𑒲 Maithili
മലയാളം Malayalam
मराठी Marathi
नेपाली Nepali
ଓଡ଼ିଆ Oriya
فارسی Persian/Farsi
Polski Polish
Português Portuguese
ਪੰਜਾਬੀ Punjabi
Русский Russian
Română Romanian
Slovenščina Slovenian
Soomaali Somali
Español Spanish
Kiswahili Swahili
தமிழ் Tamil
తెలుగు Telugu
ไทย Thai
Türkçe Turkish
اردو Urdu
Tiếng Việt Vietnamese
Yorùbá Yoruba

Siyaadadda Ugaarka Ah Zúme


Siyaasaddan degsan ee gaarka ah waxaa loogu talo galay inay si hagaagsan ugu shaqayso kuwa danaynaya sida "Warbixinta Shaqsi ahaaneed ee Lacaddayn karo" iyo sida toos ahaan loogu isticmaali karo. (PII) waa qaab Maraykanka laga dhex adeegsado oo ah xeerka amaan ee warbixinnada loo xaqiijiyo, loola xidhiidho, ama qof gaar ah loo eegto, ama shaqsi lagu ogaado guud ahaan. Fadlan si taxaddar leh u akhri siyaasadda noo gaarka ah si aad fahan cad uga heshid sida aan u ururinno, u isticmaalno tan kalena aan u dhawrno Warbixinta Shaqsi ahaaneed ee Lacaddayn karo ee uu baraheenna bulshadu ka leedahay.


Oggolaansho noocee ah ayey gelista iyo diwaangelintu doonayaan?

The profile elements below change depending on if Facebook or Google sign on is used.


Maxaa warbixin ah oo aan dadka kaga ururinaa website-ka?

Some personal information is tracked for the proper functioning of the website, and other information is requested and saved for additional coaching and support.


Goormaannu warbixinta urursanaa?


Sideen u isticmaalnaa warbixintaada?


Sideen u xafidnaa warbixintaada?

Marka aan dahaarista ku samaynayno si aan u difaacno warbixintaada tooska loo soo gudbiyey, waxaan sidoo kale kuu difaacaynaa warbixintaada aan qadka tooska ah ku jirin.Xubnaha kooxda ee doonaya warbixin gaar ah sida (tusaale ahaan maammulaha web-ka ama adeegga macaamiisha) ayaa fasax u qaba warbixinta shaqsi ahaaneed ee la caddayn karo.

Xogtaada shaqis ahaaneed waxa ay ku dhex jirtaa shabakad iskuxidh oo aad u adag shaqsiyaad kooban ayaana kara inay habkaas gaadhaan, oo si kalsooni leh ayaa xogtaas loo ilaalinayaa. taas waxaa dheer, xogta aadka in loo ilaaliyo u baahan waxaa lagu dahaaraa Secure Socket Layer (SSL) oo ah farsamo casri ah.

Waxaan samaynaa qaabab kala duwan oo ammaanka adkaynta ah marka adeegsaduhu soo gudbiyo, oo aan warbixinnadooda ula soconaa si ay warbixintaada shaqsi aahaaneed kuugu amaan gasho.


Ma isticmaalna "cookies"?

Any use of Cookies - or of other tracking tools - unless stated otherwise, serves to identify Users and remember their preferences, for the sole purpose of providing the service required by the User.


Awoodda aad u leedahay Xadaynta Warbixinta.

You can do the following at any time by contacting us via our "Get a Coach" form and choosing "Technical Assistance" from your user dashboard.


Xog cusub

Siyaasadda aan ku dhaqaanaa had iyo goor way is beddeshaa wixii xog cusub ahna bogga ayaa lagu boosto garaynayaaa.