The sections below, will teach you what it means to be a follower (disciple) of Jesus
Is diwaangeli
Ilaah wuxuu Adeegsadaa Dadka Caadiga ah
Waxaad arki doontaa sida Ilaah uu dadka iska caadiga ah ugu adeegsado inay sameeyaan wax sahlan si uu wax saamayn weyn u sameeyo.
Qeexitaanka Fudud ee Xer iyo Kaniisad
Soosaar nuxurka in xer la noqdo, sameeya xer kale, iyo waxa ay kaniisadu tahay.
Himilada Qabashada Barakada Uguweyn
Baro qaab sahlan in aanad samayanayn hal qof raaca Ciise balse qoys dhan oo ruuxi ah oo jiilka soo socda u tarma.
Qaabnololeedka Macaamiisha vs Soosaareyaasha
Waxaad soo saari doontaan afar qaaboo waaweyn oo uu Ilaah u siiyo maalin kasta raacayaasha u siiyo ekaanta Ciise.
Neefsashada Ruuxiga ahu waa in Ilaah la Maqlo oo la Addeeco
In xeroow la noqdaa waxay ka macne tahay Ilaah ayaan wax ka maqalnaa oo Ilaah ayaan addeecnaa.
Sida Salaad loogu Qaato Hal Saacad
Eeg sida ay u fududdahay in saacad duco lagu qaato.
Qaabka Salaadda BLESS
Dhaqa gelin qaab xusuusineed sahlan oo ku xusuusiya sidii aad kuwa kale ugu ducayn lahayd.
Akhrinta Baybalka ee S.O.A.P.S
Waa hab barashada Kitaabka ah oo kaa caawinaya fahanka, addeecista, iyo wadaagista Ereyga Ilaah.
Iimaan lahaantu Waxay ka Fiican tahay Aqoonta
Waa muhiim waxa ay xertu taqaan — waxaase ka sii muhiimsan waxa ay ku sameeyaan waxa ay xertu taqaan.
Qaabka Kulanka Kooxda 3/3
Kooxda 3/3 waa hab ay raacayaasha Ciise u kulmaan, u wada ducastaan, u wada bartaan, u koraan, isu weheshadaa oo ay u dhaqan geliyaan adeecitaanka iyo wadaagga wixii ay barteen. Iyadoo habkan laga tix raacayo, kooxda 3/3 ma ahan uun koox yar hase ahaatee waa Kaniisad Yar.
Kooxo Masuuliyadeed
Hab ay laba ama saddex qof oo wada rag ah ama wada dumar ah toddobaadkii u wada kulmaan iyagoo isku dhiirri gelinaya hawlaha sida saxda u socda iyo meelaha u baahan in la saxo.
Qayb Ka ah Labo Kaniisadood
Baro sida loo addeeco amarrada Ciise socod iyo nagaadiba.
Cashada Rabbiga iyo Sida loo Hoggaamiyo
It's a simple way to celebrate our intimate connection and ongoing relationship with Jesus. Learn a simple way to celebrate.
Baabtiiska iyo Sida loo Sameeyo
Ciise Wuxuu yidhi -- “Taga, oo quruumaha oo dhan xer ka dhiga, oo ku baabtiisa magaca Aabbaha iyo Wiilka iyo Ruuxa Quduuska…” Barta sidii aad tan u dhaqan gelin lahaydeen.
The Spiritual Economy
Baro sida dhaqaalaha Ilaah uu uga duwan yahay ka dunida. Ilaah in kasii badan ayuu ku maal geliyaa kuwa aamminka ku ah wixii horay loo siiyey.
Eyes to See Where the Kingdom Isn’t
Biloow inaad aragtid halka aanay Boqortooyada Ilaah ka jirin. Aalaaba meelahani waa halka Ilaah doonayo in aadka looga shaqeeyo.
Ciise ayaa u yimid oo la hadlay, oo wuxuu ku yidhi, Amar oo dhan ayaa samada iyo dhulka laygu siiyey. Haddaba taga, oo quruumaha oo dhan xer ka dhiga, oo ku baabtiisa magaca Aabbaha iyo Wiilka iyo Ruuxa Quduuskaa, oo bara inay dhawraan wax walba oo aan idinku amray, oo bal eega had iyo goor ayaan idinla joogaa xataa ilaa wakhtigu dhammaado. (Matayos 28:18-20 )
Habka Boolloboollada ee Xernimada – In Markaaba La Hoggaamiyo
Baro waxa qaabka Boollaboolladu kaa tusaalaynayo sida xerta loo sameeyo
Tababbarka Wareegga ee Korinta Xerta
Baro tababbarka wareegga ah oo tixraac ku samee waxa uu xer samaynta ka odhanayo.
Filo Koboca Aan Joogtada Ahayn
Eeg sida xer samayntu aanay u ahayn wax toos isakaga socda. Wax badintu isla mar kasta ayey dhici kartaa.
Xawaaraha Badintu waa Muhiim
In la badiyaa waa mid wax ku ool ah in laga sii badiyo ayaase ka sii nacne badan.
Masuuliyadda Xidhiidhka – Liiska 100-ka
Hab loo qaabeeyay inuu kaa caawiyo inaad masuul ka ahaatid xidhiidhadaada.
Injiilka iyo Sida loo Wadaago
Baro hab loo wadaago Warka Wanaagsan ee Ilaah bilowgii aadanaha illaa iyo dhammaadka facan.
Diyaari Markhaatifurkaaga 3-daqiiqo
Baro sidii aad markhaatifurkaaga ula wadaagi lahayd saddex daqiiqo adigoo la wadaagaya sidii Ciise u saameeyay noloshaada.
Qof nabadeed iyo sida mid loo helo
Baro kan uu noqonayo qofka nabadeed iyo waxa aad ku garan kartid marka aad mid heshid.
Salaadda Socodka iyo Sida Mid loo Sameeyo
It's a simple way to obey God’s command to pray for others. And it's just what it sounds like — praying to God while walking around!
Soosaarista Kooxaha Wax Haga
Waa koox ka kooban dad wax hoggaaminaya oo bilaabaya Kooxaha 3/3. Waxaa sidoo kale raaca nidaamka 3/3 waana qaab awood leh oo lagu eegayo shaqada ruuxiga ah ee caafimaadka qabta ee degaankaaga.
Liiska Tijaabinta Hagaha
Waa qalab awood leh oo aad u adeegsan karto sidii aad si dhakhso ah ugu qiimayn lahayd awoodahaaga iyo dayacaadahaaga sida loo sameeyo xerta badata.
Hoggaaminta unugga ah
Hoggaaminta Unuggu waa hab ah in dadka dareemaya in loogu yeedhay inay wax hoggaamiyaan ay ku horumarin karaan hoggaamintooda iyaga oo dhaqan gelinaya adeegga.
Hoggaaminta ku jirta Isku Xidhka
Baro sida badinta kaniisadaha la iskugu xidho oo iyadoo la isku xidhan yahay nolosha loogu koro qoys ruuxi ah.