Zume waa afka Giriigga waxaa lagu dhahaa “khamiir” oo macna weyn ku fadhida.Matayos 13.33 Ciise Masiix wuxuu boqortooyada janadda ku matalay Khamiir lagu qooshay daqiid ama bur fara badan oo qooshkii dhan wada khamiirisay. Tusaaluhu wuxuu tilmaamayaa sida ay dad caadi ah oo adeegsanaya hab caadi ahu u saamayn karaan wax weyn.
Sannadkii 2015 Koox yar la yidhaahdo Jonathan project ayaa isu xilqaantay inay fuliyaa amarka weyn ee Ciise Masiix. Way ducaysteen oo waxay ka wada hadleen caqabadaha adage e hor yaalla siday caaalamka uga samayn lahaayeen xerta tirade badan. Waxayna is tuseen baahida loo qabohabkii lagu gaadhi lahaa dadkaee loo tababari lahaa u yeedhidda Masiixa ee uu ugu yeedhay dad caadi ahu inay noqdaan sida khamiirka boqortooyada, markaas waxaa ka dhashay firkradda tababarka online ka ah, taas oo ugu dembaystii noqotay zume.
Aas aaska xernimo samaynta ee tababarka wuxuu si toos ah uga yimid kitaabka Baybalka ah oo waah ab la tijaabiyay muddo 30 sano ah. Tababarkaasu wuxuu xoog siiyay xer caadi ah inay noqdaan xer sameeyayaal iyaguna noqday xer sameeyayaal kale, waxaana ka dhashay inay malaayiin xer ahu manta dunida gudcurka ah la halgamayso.
Tan markii la bilaabay Isbahayga boqortooyada Febuary 14,2017 tababarka zuemwuxuu noqday hab furan oo ayna jirin Hay’ad si rasmi ah gacanta ugu haysa. Hadaba maadaama oo ayna jirin Tababarka zume ayna hay’ad gacanta ku hayanin, ma jirto qiraal rasi ah oo ku saabsan iimaanka. Dhammaan way ky waa lagu wada jiraa, oo waxay ku wada midaysan yihiin heshiiskii (Lausanne).
U jeeddadu waa in dunida laga haqab tiro nidaamaka xernimada taranta ee giilkeena. Qaaciidada Baybalka ee lagu saleeyay nidaamkana waa mid fudud. Dunida in is badal laga samiin karo ayaa ah baraaktiisa qaaciidadan.
Aragtida ama firkirka tababarka zume waxaa la barbar dhigi karaa Khamiirka qooshaka oo dhan khamiiriya, kaas oo ku fida habaka asaasaaka boqortooyada oo jaarka gaadha.
Qaybta 1:
In loo tababarro ugu yaraan hal xer sameeye 5000 ee qof waqooyiga America iyo hal ser sameeyay 50,000 dunida oo dhan.
Qaybta 2:
Si loo bilaabo tababaridda xer sameeyaha ugu yaraan labo Kiniisadood oo aad u koraya ayaa looga baahanyahay 5000 dadka America iyo laba kiniisadood 50,000 ee dunida oo dhan
Bilowga yar… waxa uu Baybalku ugu yeedhay khamiir…waxaan arki karnaa dunida oo ay ka buuxaan xer sameeyayaal iyo kiniisado. Sahami tabaraka zume iyo sida uu u shaqeeyo!
Waa lacag la’aan is diiwaan galintu waxay kuu suurta galinaysaa inaad nidaamka iyo qalabaka la adeegsado zume training oo dhan heli kartid, oo aad Tababare online ku heli kartid.
Fiidyowyada waxbarashada waxay ka caawiyaan kooxdaada inay fahmaan mabaadi'da aasaasiga ah ee dhufashada xerta.
dood wadaag kooxeed wuxuu ka caawinayaa kooxdaadu inay ka fikiraan dadka lala wadaagay.
waa tababar fudud waxay ka caawinaysaa inay kooxdaadu dhaqan galiyaan wixii ay soo barteen.
Xilli la is dhiirri galiyo waxay ku dhiirri galinaysaa kooxdaada inay sii wadaan wax barashada oo ay koraan inta u dhaxaysa xilliyada.
Ugu horrayn:
Zume waxaa loogu tala in ay koox sameeyaan. Kooxdu way wada sheekaystaan, oo waxay barteen ayay si wada jir ah u sameeyaa, sida aawadeed isu keen koox hadday suurta gal kuu tahay.
Ta ku xigta
Zume wuxuu k saabsan yahay koritaanka xerfadeed, dhisita dad karti leh, mana aha oo kaliya aqoonta. Si kastaba ha ahaatee u jeeddadu waa mid midha dhal ah. Waxa ugu wanaagsan eek a soo baxayna is badalka noloshada iyo kortaanka rumaysadkaaga.
Jidka aad marayso oo dhan bulshada zume waxay diyaar u tahay inay gacan ku siiso, oo ay kaa caawiso sidaad tababare u hali lahayd, kaas oo adiga iyo kooxdaadaba ka caawiya sidii aad si wanaagsan ugu dhaqan galin lahaydeen tababarka zume. Ha ka labalabayn inaad nala wadaagto su’aalahaaga iyo fikradahaagaba!
Hel hoggaamye