Guudmarka Kulannada

Guudmarka Kulannada

Kulanka 1

Ujeeddooyin

KU SOO DHAWOOW ZÚME — Waxaad arki doontaa sida Ilaah ugu adeegsado dadka caadiga ah oo waxyaabo fudfudud adeegsanaya ay sameeyaan wax saamaym weyn leh.
BAR INAY ADDEECAAN — Soosaarista muhiimadda in xer la noqdo, xer la sameeyo, iyo waxa ay kaniisaddu tahay.
NEEFSASHADA RUUXIGA AH — In xer la noqdo macnaheedu waxaa weeye Ilaah ayaan wax ka maqalnaa oo Ilaah ayaan addeecnaa.

Qalab

AKHRINTA BAYBALKA EE S.O.A.P.S. — qalab maalin kasta barashada Baybalka kaa caawinaya inaad fahantid, addeecdid oo aad Ereyga Ilaah dadka la wadaagtid.
KOOXO MASUULIYADEED — dad labo ama saddex qof ka kooban oo isku rag ama dumar ah oo toddobaad walba kulma oo isku dhiirri geliya waxa sida fiican u socda iyo waxa u baahan in la saxo.

Dhaqangeli

KOOXO MASUULIYADEED — U qaybi kooxo ka kooban labo ama saddex qof si ay uga wada shaqeeyaan Su'aalaha Masuuliyadeed. (45 daqiiqo)

Kulanka 2

List 100 people you know, 3 categories: those who follow Jesus, those who don't follow Jesus, those they're not sure about

Ujeeddooyin

WAX SOOSAARE IYO MACMIIL — Waxaad soo saari doontaa saddexda waddo ee uu Ilaah rumaystaha ekaanta Ciise ugu yeelo.

Qalab

HABKA SALAADDA WAREEGGA — Eeg sida ay u fududdahay in hal saacad duco lagu qaato.
LIISKA 100ka — qalab loogu talo galay inuu kaa caawiyo sidii aad xidhiidhadaada masuuliyad isaga saari lahayd.

Dhaqangeli

HABKA SALAADDA WAREEGGA — Ku qaado 60 daqiiqo salaad keli ahaaneed.
LIISKA 100ka — Samayso liiskaaga 100ka ee kuu gaarka ah. (30 daqiiqo)

Kulanka 3

Whoever can be trusted with very little can also be trusted with much. - Jesus. Breathe in, hear, breathe out, obey and share. Giving God's blessings
Obey, do, practise, share, teach, pass on

Ujeeddooyin

DHAQAALAHA RUUXIGAA — Baro sida Ilaah dhaqaalihiisu uga duwan yahay kan adduunka. Ilaah wuxuu siiya kuwa aamminka ku ah wixii horay loo siiyey.
ABUURTII IYO XUKUNKA — Baro habka dadka loola wadaago Ilaah Warkiisa Wanaagsan ee bilowgii aadanaha illaa iyo dhammaadka waqtiga.

Qalab

BAABTIIS — Ciise wixii yiri, “Taga, oo quruumaha oo dhan xer ka dhiga, oo ku baabtiisa magaca Aabbaha iyo Wiilka iyo Ruuxa Quduuskaa…” Baro sida middan loo dhaqan geliyo.

Dhaqangeli

LA WADAAG QISOOYINKA ILAAH — Uqaybi kooxo ah labo ama saddex oo dhaqan geliya inaad Qisooyinka Ilaah wadaagtaan. (45 daqiiqo)

Kulanka 4

Ujeeddooyin

BARAKADA UGU WEYN — Baro qaab aan ahayn inaad samaynaysid hal qof oo raaca Ciise balse taas beddelkeeda aad ku samaynaid qoysas ruuxi ah oo sii badiya jiilalka soo socda.
INDHO WAX LAGU ARKO — Bilow inaad aragtid halka aanay Boqortooyada Ilaah ka jirin. Meelahani waa halka Ilaah doonayo in wax badan laga qabto.
HORKICIDDA XERNIMADA — Baro waxca ay horkiciddu u leedahay xer-samaynta.

Qalab

MARKHAATIFUR 3-DAQIIQO AH — Baro inaad markhaatifurkaaga kula wadaagtid saddex daqiiqo adigoo la wadaagaya sidii Ciise uu noloshaada saamaynta ugu yeeshay.
CASHADA RABBIGA — Waa dabbaal deg ama isku xidh iyo xidhiidh dhow oo Ciise lala yeesho. Halkan waxaa ah hab fudud oo loogu dabbaal dego.

Dhaqangeli

LA WADAAG MARKHAATIFURKAAGA — U qaybi kooxo labo ama saddex ah oo dhaqan geli inaad markhaatifurkiinna la wadaagtaan kuwa kale. (45 daqiiqo)
CASHADA RABBIGA— Koox ahaan u qaata inaad tan samaysaan. (10 daqiiqo)

Kulanka 5

Ujeeddooyin

QOF NABADEED — Baro kan qofka nabadeed uu noqonayo iyo sida aad ku garanaysid marka aad mid heshid.

Qalab

SALAADDA SOCODKA — Waa hab fudud oo lagu addeeco amarka Ilaah ee ah in kuwa kale loo duceeyo. Waxayna noqonaysaa — Ilaah oo la baryo iyadoo la socdo!

Dhaqangeli

SALAADDA B.L.E.S.S. — Dhaqan geli xifdin sahlan si ay kuu xusuusiso qaababka kuwa kale loogu duceeyo. (15 daqiiqo)
SALAADDA SOCODKA — U qaybi kooxo labo ama saddex ah oo bulshada dhex aada si aad u dhaqan gelisaan Salaadda Socodka. (60-90 daqiiqo)

Kulanka 6

Ujeeddooyin

AAMMINNIMO — Waa muhiim waxa ay xertu og tahay — Balse waxaa aad uga sii muhiimsan waxa ay SAMEEYAAN iyaga oo og.

Qalab

HABKA KOOXAHA 3/3 — Kooxda 3/3 waa qaab ay raacayaasha Ciise u kulmaan, ducaystaan, bartaan, koraan, isu weheshadaan oo ay u dhaqan geliyaan una wadaagaan wixii ay barteen. habkan Kooxaha 3/3 iskama ahan koox yar oo qudha balse waa Kaniisad Yar. (80 daqiiqo)

Kulanka 7

Ujeeddooyin

TABABBARKA WAREEGGA AH — Baka wareegga ah oo tixraac ku samee sida loogu dabbakho xer samaynta.

Dhaqangeli

KOOXAHA 3/3 — Kooxdaada oo dhan waxay ku qaadan doonaan 90 daqiiqo dhaqan gelinta Nidaamka Kooxaha 3/3.

Kulanka 8

Ujeeddooyin

UNUGYADA HOGGAAMINTA — Unugga hoggaamintu waa qaab qofka dareema in hoggaamin loogu yeedhay uu xirfadihiisa ku horumarin kari isaga oo adeegitaan samaynaya.

Dhaqangeli

KOOXAHA 3/3 — Kooxdaada oo dhan waxay ku qaadan doonaan 90 daqiiqo dhaqan gelinta Nidaamka Kooxaha 3/3.

Kulanka 9

Ujeeddooyin

AAN ISLA SOCON — Ar sida xer samayntu aanay u ahayn mid isku xigxigta. Sheeyo dhowr ah ayaa hal mar wada dhici kara.
XAWAARE — Badintu macne ayey samaysaa, si dhakhso ah loo badiyaana kasii badan ayey samaysaa. Arag sababta xawaaruhu muhiimka u yahay.
QAYB KA AH LABO KANIISADOOD— Baro sidii aad amarradii Ciise ugu addeeci lahayd bixid iyo jooid.

Dhaqangeli

QORSHE 3-BIL AH — Abuur oo la wadaag qorshahaaga sidii aad qalabka Zúme u hir gelin lahayd saddexda bilood ee soo socda. (60 daqiiqo)

Kulanka 10 - Tababbar Heer Sare ah

Ujeeddooyin

HOGGAAMINTA KU JIRTA ISKU XIDHKA — Baro sidii badinta kaniisaduhu u noqon lahaayeen kuwo isku xidhan oo u noolaada hab qoys ruuxi ahaaneed.

Qalab

LIISKA HUBINTA — Liiska hubintu waa qalab xoog badan oo aay u adeegsan kartid inaad dhaqo leh ugu qiimaysid xooggaaga iyo dayacnaantaada marka ay noqoto samaynta xer badata.
SOOSAARISTA KOOXAHA WAX HAGA — Tani waa koox ka kooban dad wax hoggaaminaya oo bilaabaya Kooxaha 3/3. Sidoo kale Nidaamka 3/3 ayaa la socda waana hab awood badan oo aad ku baadhi kartid caafimaad ruuxi ahaaneed ee shaqada Ilaah ee ka socota aaggiinna.

Dhaqangeli

SOOSAARISTA KOOXAHA WAX HAGA— U qaybi kooxo labo ama saddex ah oo ka wada shaqeeya nidaamka Soosaarista Kooxaha Wax Haga. (60 daqiiqo)