Kulan 1

Ku soo Dhawoow Zume
Soo degso Buuggahagaha

Kulanka waxaad ka tixraacan doontaa qaybta l PDF, balse iska hubi inay kooxdaadu wada daabacatay alaabadii kulammada soo socda.

Soo degso Buuggahagaha

Duco Koox ahaaneed (5daqiiqo)
Duco ku bilaaba. Is beddel ma suurtoobo Ruuxa Qudduuska ah la'aantiis. Kooxdu Isaga kha ka dalbatl inuu kulankan ku hoggaamiyo.

Daawo oo Falangee (15daqiiqo)
DAAWO
Ilaah wuxuu adeegsadaa dadka caadiga ah iay wax sahlan sameeyaan si uu wax weyn ugu sameyo. Daawo muuqaalkan ku saabsan sida Ilaah u shaqeeyo.
FALANQEE
Haddii Ciise ku talogalkiisu ahaa in kuwa raaca oo dhan ay addeecaan Amarkiisii Wenaa, maxay in yar oo qudhihi xer u samaysaa?

Daawo oo Falangee (15daqiiqo)
DAAWO
Waa maxay xerorw? Sidee baadse mid u samayn kartaa? Sidee ayaad qof Ciise rumaysan aad u bari kartaa – inuu aqbalo dhammaan Amarkiisii eynaa?
FALANQEE
  1. Marka aad ka fikirto kainisaad, maxa maskaxadaad ku soo dhaca?
  2. Maxaa farqiya oo u dhexeeya taswiirta iyo waxa muuqaalka laga hadlay "Kaniisad Fudud"?
  3. Kee baad u malaynaysaa inuu fududaanayo inuu bato sababna?

Daawo oo Falangee (15daqiiqo)
DAAWO
Neef ayaa na gasha. Waan soo neefsanaa. Naf ayaa nagu jirta. Neefsashada Ruuxu waa waa sidaas.
FALANQEE
  1. Sababtee bay muhiim u tahay in la maqlo oo la aqoonsado codka Ilaah?
  2. In Rabbigta la maqlo oo loo jawaabo ma sidii neefsashada oo kalaa? Maxay ku tahay maxayan se ku ahayn?

Dhegayso oo Sii Akhri (3daqiiqo)
AKHRI

Akhrinta Baybalka ee S.O.A.P.S

In Ilaah laga maqlo ayaa ah furaha ugu ee xidhiidhkeenna an Isaga la leenahay, awooda aan addeecis ugu qaadanayno waxa uu inaga agteenna ka samaynayo.

Ka hel Akhrinta Baybalka "S.O.A.P.S. " qaybtiisa ku jirta Buuggahagahaaga ee Zúme kana dhegayso guudmarka maqalka.

Dhegayso oo Sii Akhri (3daqiiqo)
AKHRI

Kooxo Masuuliyadeed

Kitaabka Qudduuska ah wuxuu inoo sheegayaa in rumaystayaasha Ciise nagu qaadayaan waxa aan samayno, sheegno oo aan ku fakarno. Kooxaha Masuuliyaddu waa hab aad u weyn oo lagu diyaar garoobo!

Ka hel "Kooxaha Masuuliyadda " qaybtiisa ku jirta Buuggahagahaaga ee Zúme, oo dhegayso dhegaysiga hoose.

Dhaqangeli:
KALA QEYBI
U kala qaybi kooxo labo ama saddex qof ah oo rag ama dumar ah.
LA WADAG
Waxaad 45 ka daqiiqadood ee soo socda ku qaadataan ka wada shaqaynta Su'aalaha Masuuliyadda - ee liiska 2aad ee ku jira "Kooxaha Masuuliyadeed" qaybtaada Buuga hagaha ee Zúme.

HORE U SOCO

Hambalyo! Qayaabtii 1aad ayaad dhammaysay.

Hoos waxaa ah tallaabooyinkii aad isugu diyaarin lahayd kulanka kan xiga.
ADDEEC
Bilow inaad ficil ahaan u samayso akhrinta Kitaabka Qudduuska ah ee S.O.A.P.S. imminka iyo sidoo kale kulankiinna xiga. Ka fakar Matayos5-7, akhriya ugu yaraan hal mar maalintii. Samaysta qoraal xusuuseed idinkoo adeegsanaya qaabka S.O.A.P.S.
LA WADAG
Qaado wakhti aad Ilaah ku weyddiisanaysid kan uu kaa doonayo inaad Koox Masuuliyadeed la bilowdid adiga oo isticmaalaya waxyaabihii aad kulankan ku baratay. Qofkan magaciisa u sheeg kooxda inta aadan bixin ka hor. Gaadhsii qofkaas inaad Koox Masuuliyadeed ka bilaabayso oo aad usbuuc walba la kulmaysid.
DUCAAYSO
Ilaah ka bari inuu kaa caawiyo inaad baarri u noqotid oo aad aqbashid inuu ka dhex shaqeeyo adiga iyo kuwa kugu dhow!
Mashruuca Zúme
Masawir ka qaad barashadaada Baybalka ee S.O.A.P.S. oo dadka kula wadaag baraha bulshada.