Qorshee kooxdaada, xubno kusoo dar, la soco horumarkaaga, isku xidh tababbarahaaga, oo dadaalkaaga ku darso aragtida calamka!

Tababbarka Zúme

10 Kulan, 2 saac midkiiba, ee kooxaha 3-12


5 daqiiqo
Ilaah wuxuu Adeegsadaa Dadka Caadiga ah

Waxaad arki doontaa sida Ilaah uu dadka iska caadiga ah ugu adeegsado inay sameeyaan wax sahlan si uu wax saamayn weyn u sameeyo.

15 daqiiqo
Qeexitaanka Fudud ee Xer iyo Kaniisad

Soosaar nuxurka in xer la noqdo, sameeya xer kale, iyo waxa ay kaniisadu tahay.

15 daqiiqo
Neefsashada Ruuxiga ahu waa in Ilaah la Maqlo oo la Addeeco

In xeroow la noqdaa waxay ka macne tahay Ilaah ayaan wax ka maqalnaa oo Ilaah ayaan addeecnaa.

15 daqiiqo
Akhrinta Baybalka ee SOAPS

Waa hab barashada Kitaabka ah oo kaa caawinaya fahanka, addeecista, iyo wadaagista Ereyga Ilaah.

15 daqiiqo
Kooxo Masuuliyadeed

Hab ay laba ama saddex qof oo wada rag ah ama wada dumar ah toddobaadkii u wada kulmaan iyagoo isku dhiirri gelinaya hawlaha sida saxda u socda iyo meelaha u baahan in la saxo.

15 daqiiqo
Dhaqangelin_ Kooxaha Masuuliyadeed
45 daqiiqo
Horay u Eegid
5 daqiiqo
Baadhis, Duco, Guudmar
5 daqiiqo
Qaabnololeedka Macaamiisha vs Soosaareyaasha

Waxaad soo saari doontaan afar qaaboo waaweyn oo uu Ilaah u siiyo maalin kasta raacayaasha u siiyo ekaanta Ciise.

15 daqiiqo
Sida Salaad loogu Qaato Hal Saacad

Eeg sida ay u fududdahay in saacad duco lagu qaato.

15 daqiiqo
Dhaqan gelin - Salaadda Wareegga
60 daqiiqo
Falanqayn - Salaadda Wareegga
5 daqiiqo
Masuuliyadda Xidhiidhka - Liiska 100-ka

Hab loo qaabeeyay inuu kaa caawiyo inaad masuul ka ahaatid xidhiidhadaada.

15 daqiiqo
Dhaqan gelin - Samee Liiska 100ka
30 daqiiqo
Horay u Eegid
5 daqiiqo
Baadhis, Duco, Guudmar
5 daqiiqo
Dhaqaalaha Boqortooyada

Baro sida dhaqaalaha Ilaah uu uga duwan yahay ka dunida. Ilaah in kasii badan ayuu ku maal geliyaa kuwa aamminka ku ah wixii horay loo siiyey.

15 daqiiqo
Falanqayn - Miyey tahay in xeroow kasta lawadaagis sameeyo?
5 daqiiqo
Injiilka iyo Sida loo Wadaago

Baro hab loo wadaago Warka Wanaagsan ee Ilaah bilowgii aadanaha illaa iyo dhammaadka facan.

15 daqiiqo
Dhaqan gelin - Wadaagga Injiilka
45 daqiiqo
Baabtiiska iyo Sida loo Sameeyo

Ciise Wuxuu yidhi -- “Taga, oo quruumaha oo dhan xer ka dhiga, oo ku baabtiisa magaca Aabbaha iyo Wiilka iyo Ruuxa Quduuska…” Barta sidii aad tan u dhaqan gelin lahaydeen.

15 daqiiqo
Horay u Eegid
5 daqiiqo
Baadhis, Duco, Guudmar
5 daqiiqo
Diyaari Markhaatifurkaaga 3-daqiiqo

Baro sidii aad markhaatifurkaaga ula wadaagi lahayd saddex daqiiqo adigoo la wadaagaya sidii Ciise u saameeyay noloshaada.

15 daqiiqo
Dhaqan gelin - La wadaag markhaatifurkaaga
45 daqiiqo
Himilada Qabashada Barakada Uguweyn

Baro qaab sahlan in aanad samayanayn hal qof raaca Ciise balse qoys dhan oo ruuxi ah oo jiilka soo socda u tarma.

15 daqiiqo
Habka Boolloboollada ee Xernimada – In Markaaba La Hoggaamiyo

Baro waxa wada socodka boolobooladu uga dhigan yahay xer-samaynta.

15 daqiiqo
Indho lagu Arko Halka aanay Boqortooyada Ilaah ka Jirin

Biloow inaad aragtid halka aanay Boqortooyada Ilaah ka jirin. Aalaaba meelahani waa halka Ilaah doonayo in aadka looga shaqeeyo.

15 daqiiqo
Cashada Rabbiga iyo Sida loo Hoggaamiyo

Waa hab sahlan oo aan ugu dabbaal degayno isku xidhka gaarka ah iyo xidhiidh socda ee aan Ciise la leenahay. baro hab sahlan oo loo dabbaal dego.

15 daqiiqo
Dhaqan gelin - Cashada Rabbiga
10 daqiiqo
Horay u Eegid
5 daqiiqo
Baadhis, Duco, Guudmar
5 daqiiqo
Salaadda Socodka iyo Sida Mid loo Sameeyo

Waa hab fudud oo lagu addeecayo amarka Ilaah ee ah in kuwa kale loo duceeyo. Waana — in dadka Ilaah loo baryo marka la soconayo!

15 daqiiqo
Qof nabadeed iyo sida mid loo helo

Baro kan uu noqonayo qofka nabadeed iyo waxa aad ku garan kartid marka aad mid heshid.

15 daqiiqo
Qaabka Salaadda BLESS

Dhaqa gelin qaab xusuusineed sahlan oo ku xusuusiya sidii aad kuwa kale ugu ducayn lahayd.

15 daqiiqo
Dhaqan geli - Salaadda BLESS
15 daqiiqo
Dhaqan gelin-Salaadda Socodka
90 daqiiqo
Horay u Eegid
5 daqiiqo
Baadhis, Duco, Guudmar
5 daqiiqo
Iimaan lahaantu Waxay ka Fiican tahay Aqoonta

Waa muhiim waxa ay xertu taqaan — waxaase ka sii muhiimsan waxa ay ku sameeyaan waxa ay xertu taqaan.

15 daqiiqo
Qaabka Kulanka Kooxda 3/3

Kooxda 3/3 waa hab ay raacayaasha Ciise u kulmaan, u wada ducastaan, u wada bartaan, u koraan, isu weheshadaa oo ay u dhaqan geliyaan adeecitaanka iyo wadaagga wixii ay barteen. Iyadoo habkan laga tix raacayo, kooxda 3/3 ma ahan uun koox yar hase ahaatee waa Kaniisad Yar.

75 daqiiqo
Horay u Eegid
5 daqiiqo
Tababbarka Wareegga ee Korinta Xerta

Baro tababbarka wareegga ah oo tixraac ku samee waxa uu xer samaynta ka odhanayo.

15 daqiiqo
Dhaqan gelin - Kooxda 3/3
90 daqiiqo
Falanqayn - Waayo aragnimada Kooxda 3/3
10 daqiiqo
Horay u Eegid
5 daqiiqo
Baadhis, Duco, Guudmar
5 daqiiqo
Hoggaaminta unugga ah

Hoggaaminta Unuggu waa hab ah in dadka dareemaya in loogu yeedhay inay wax hoggaamiyaan ay ku horumarin karaan hoggaamintooda iyaga oo dhaqan gelinaya adeegga.

15 daqiiqo
Dhaqan gelin - Kooxda 3/3
90 daqiiqo
Horay u Eegid
5 daqiiqo
Baadhis, Duco, Guudmar
5 daqiiqo
Filo Koboca Aan Joogtada Ahayn

Eeg sida xer samayntu aanay u ahayn wax toos isakaga socda. Wax badintu isla mar kasta ayey dhici kartaa.

15 daqiiqo
Xawaaraha Badintu waa Muhiim

In la badiyaa waa mid wax ku ool ah in laga sii badiyo ayaase ka sii nacne badan.

15 daqiiqo
Qayb Ka ah Labo Kaniisadood

Baro sida loo addeeco amarrada Ciise socod iyo nagaadiba.

15 daqiiqo
Qorshe Saddex-Bilood Ah (Galid ayaa ladoonayaa)

Abuur oo la wadaag qorshahaaga ah sida aad saddexda bilood ee soo socda u hir gelin doontid hawlaha Zúme.

15 daqiiqo
Dhaqan gelin - Abuur Qorshe 3-Bilood ah
60 daqiiqo
Falanqee- Lawadaag kooxda Qorshaha 3-Bilood
20 daqiiqo
Horay u Eegid
5 daqiiqo
Baadhis, Duco, Guudmar
5 daqiiqo
Liiska Tijaabinta Hagaha

Waa qalab awood leh oo aad u adeegsan karto sidii aad si dhakhso ah ugu qiimayn lahayd awoodahaaga iyo dayacaadahaaga sida loo sameeyo xerta badata.

15 daqiiqo
Dhaqan gelin - Tababbarista Liiska Ishubinta
10 daqiiqo
Hoggaaminta ku jirta Isku Xidhka

Baro sida badinta kaniisadaha la iskugu xidho oo iyadoo la isku xidhan yahay nolosha loogu koro qoys ruuxi ah.

15 daqiiqo
Soosaarista Kooxaha Wax Haga

Waa koox ka kooban dad wax hoggaaminaya oo bilaabaya Kooxaha 3/3. Waxaa sidoo kale raaca nidaamka 3/3 waana qaab awood leh oo lagu eegayo shaqada ruuxiga ah ee caafimaadka qabta ee degaankaaga.

15 daqiiqo
Qalabka Afarta Boos

Ogaanshaha jaantuska afarta boos waa hab fudud oo ay adeegsadaan hogaaminta unuggu si ay uga tusaale qaataan dadaallada markaa jira iyo waxqabadyada boqortooyo ee ku meersan.

15 daqiiqo
Qariidadda Jiilka

Jaantuska jiilku waa hab kale oo fudud oo hoggaamiyeyaasha dhaqdhaqaaqa ku jira ku caawinaya inay fahmaan koritaanka agahooda ka socda.

15 daqiiqo
Dhaqan geli - Soosaarista Hageyaasha
60 daqiiqo
Dhaqan geli - Afarta Boos
10 daqiiqo
Dhaqan geli - Jaantuska Jiilka
10 daqiiqo
Horay u Eegid
5 daqiiqo
Loading...
Loading...
Loading...

Af


English English
العربية Arabic
العربية - الأردن Arabic (JO)
Sign Language American Sign Language
भोजपुरी Bhojpuri
বাংলা Bengali (India)
Bosanski Bosnian
粵語 (繁體) Cantonese (Traditional)
Hrvatski Croatian
فارسی Farsi/Persian
Français French
Deutsch German
ગુજરાતી Gujarati
Hausa Hausa
हिंदी Hindi
Bahasa Indonesia Indonesian
Italiano Italian
ಕನ್ನಡ Kannada
한국어 Korean
کوردی Kurdish
ພາສາລາວ Lao
𑒧𑒻𑒟𑒱𑒪𑒲 Maithili
國語(繁體) Mandarin (Traditional)
国语(简体) Mandarin (Simplified)
मराठी Marathi
മലയാളം Malayalam
नेपाली Nepali
ଓଡ଼ିଆ Oriya
Apagibete Panjabi
Português Portuguese
русский Russian
Română Romanian
Slovenščina Slovenian
Español Spanish
Soomaaliga Somali
Kiswahili Swahili
தமிழ் Tamil
తెలుగు Telugu
ไทย Thai
Türkçe Turkish
اُردُو Urdu
Tiếng Việt Vietnamese
Yorùbá Yoruba
More languages in progress