Luuqadda


English English
አማርኛ Amharic
العربية Arabic
العربية - الأردن Arabic (Jordanian)
العربية التونسية Arabic (Tunisian)
Armenian Armenian
Sign Language American Sign Language
বাংলা Bengali (India)
भोजपुरी Bhojpuri
Bosanski Bosnian
မြန်မာဘာသာ Burmese
中文(繁體,香港) Cantonese (Traditional)
中文(简体) Chinese (Simplified)
中文(繁體) Chinese (Traditional)
Hrvatski Croatian
Français French
Deutsch German
ગુજરાતી Gujarati
Hausa Hausa
हिन्दी Hindi
Bahasa Indonesia Indonesian
Italiano Italian
日本語 Japanese
ಕನ್ನಡ Kannada
한국어 Korean
کوردی Kurdish
ພາສາລາວ Lao
𑒧𑒻𑒟𑒱𑒪𑒲 Maithili
മലയാളം Malayalam
मराठी Marathi
नेपाली Nepali
ଓଡ଼ିଆ Odia
فارسی Persian/Farsi
Polski Polish
Português Portuguese
ਪੰਜਾਬੀ Punjabi
ਪੰਜਾਬੀ (ਪੱਛਮੀ) Punjabi (Western)
Русский Russian
Română Romanian
Slovenščina Slovenian
Soomaali Somali
Español Spanish
Kiswahili Swahili
தமிழ் Tamil
తెలుగు Telugu
ไทย Thai
Türkçe Turkish
اردو Urdu
Tiếng Việt Vietnamese
Yorùbá Yoruba

Bilow tababarka zume

Samee oo abuur koox kuu gaar ah oo aad tababart.

Ku biir tababarka kooxda

Isugu yeedh dhawr asxaabtaada ah, ama Kouras la qaado tira yar oo saaxiibbaddada ah. Abuur koox aad tababarto oo u guur gal horumarka aad ka samaynayso arrintaas.

Aasaas

Ku biir tababarka kooxda

Ku biir tababarka kooxda

Haddii aadan hadda koox samayn Karin, ka fikir inaad ku biir mid ka mid ah cashirrradanaga online ka lagu qaato oo ay hoggaamiyaan dad zume waayo aragnimo u leh.

Ku biir

Codsi tababare

Ku biir tababarka

Waxaan kugu xidhi karnaa tababare zume ah oo lacag la’aan ah, kaas oo diyaar u ah inuu kaa caawiyo sidaad u fahmi lahayd tababarka oo aad u noqon lahayd xerow midho dhal ah.

Hel Caawimaad

Aragtida guud ee kooraska

Group doing zume

U jeeddooyinka kooraska

Kooraska iskii u dhaqan galaya-adiga iyo kooxdaadu waxaad daawan doontaa filimo, oo waxaad ka wada doodi doontaan oo su’aalo iska ayaad waydiin doontaan, oo si sahlan ayaa u horumarin doontaan xirfado farsamo, aqoon ku saabsan waxyaabaha soo socda:

U jeeddooyinka xernimada

  • Eebbe wuxuu adeegsadaa dad caadi ah
  • Sharraxaad fudud oo ku saabsan Xerta iyo Kiniisadda
  • Neefsashada ruuxiga ahu waa in Eebbe la addeeco
  • Wax soo saarka iyo dadka isticmaala
  • Dhaqaalaha Ruuxiga ah
  • Degdeg u baro hoggaaminta xernimada sida shinbirta Badda ah.
  • Indhuhu waa inay arkaan meel ayna boqortooyada Eebbe gaadhin.
  • Qofka nabadda iyo sidaad ku heli lahayd
  • Daacadnimada ayaa ka wanaagsan aqoonta
  • Kooxda wax hoggaamisa
  • Filashada korintaan aan joogto ahayn
  • Habka uu taranka laban laabku u dhacaan
  • Mar walba oo ay laba Kiniisadood wax iska gaashadaan
  • Hoggaaka wada shaqaynta ku dhisan
  • Kooxda la taliyayaasha ah

Waxyaabaha ruuxiga ah ee la sameeyo ama baraaaktiiska ah

  • S.O.A.P.S. Barashada Baybalka
  • Isla xisaabtaka kooxaha
  • Sidaad hal saac duco ah u qaadan lahayd
  • Mas’uuliyad caqli gal ah-oo ku saabsan liiska 100
  • Injiilka iyo sidaad dadka ula wadaagi lahayd
  • Mukhuursiinta iyo sidaad u samayn lahayd
  • 3 Daqiiqo oo markhaati furkaaga ah isu diyaari
  • Aragtida iyo himiladu waxay keentaa barko weyn
  • Cashada Rabbiga iyo sidaad u hoggaamin lahayd
  • Tukashada socodka lagu tukado iyo sidaad u samayn lahayd
  • Qaabka ay leedahay Ducada barakaysan
  • Qaabka 3/3 ee kooxda
  • Tababarka CYDE eek u saabsan qaan gaadhnimada xerta
  • Qorshaha 3 Bilood
  • Sida loo hubiyo dhaqan galinta qorshaha
  • Qaabka afarta aag
  • Maabka qarniga
  • Markhaati furka Injiilka ee saddex geeska

Wakhtiga tababarka loo cayimay

Zume waxaa weeye 20 saacadood oo tababar ah. Laakiin 20 saacadood waxaa loo kala qaybin karaa hadba sida uu tababarka kooxdaadu u shaqayn karo.

Cashirrada 10aad

Nedaamka kooraska zume wuxuu ahaa 10 laba saacadood cashir ah. Cashir walba wuxuu ku dhammaanayay hab lagu dabaqayo tallaabooyin iyo jid lagu wadaagayaan labada cashir. Habkaasna waxaa la samayn jiray toddobaadkiiba hal mar 10 Toddobaad.

Cashirrada 20

Cashirrada dhaadheer ee sida degan u socda waxay kuu saamaxayaan inaad fursad u hesho takhasus u hesho ujeeddka guud iyo xerfaddaba, habka 20 cashir wuxuu leeyahay dhaqan galin ama baraaktiis badan oo fursad kuu siinaya ujeeddo kasta iyo qalab walba.

Aad u badan

Zume waxaa lagu soo koobi karaa 5 cashir oo midkiiba uu qaato maalintii 4 saacadooda. Taas oo la samayn karo galabnimada Jimcaha ah (4saacadood) Maalinta Sabtida oo dhan (8saacadood) Axadda maalinta oo dhan (8saacadood).

Maxaa loo bahan yahay?

Kooraska loo baahan yahay:

  • Ugu yaraan 3 qof, laakiin waxaa ugu fiican ugu yaraan 12 oo qof.
  • Waxaa loo baahan yahay dad diyaar u ah inay 20 saac oo wax barasho baraaktiiska ku saabsan qalabka iyo firkradda kooraskaba ah qaataan.
  • Qof (lagaba yaabe inuu adiga yahay) ayaa loo bahan yahay, kaas oo hoggaamiya wakhtiga kulanka, meesha lagu kulmayo iyo dood wadaagga, waana inuu la socdo dood wadaaga iyo wax qabadkaba.

Looma baahna Kooras:

  • Aqoon badan ama waayo aragnimo aad ka waayo arafsantahay kooxdaada intooda kale looma baahna! Haddii aad ku dhufan karto botonka “Ku xiga” waad hoggaamin karta tababarka zume.
  • Fasax gaar ah oo kuu ogolaanaya inaad kooraska hoggaamiso! Zume waa nedaam iskii u shaqeeya, Soo degiso kooraska oo power point ahiskii u bilaabma, oo manta ayaabad bilaabi kartaa.