Waxku Saabsan Tababbarka Zúme

Xer ka dhex sameeya Degmo kasta oo Caalamka ugu weyn, idinka oo adeegsanaya habka tababbarka qadka ee tooska ah oo ka qayb galayaasha ku qalabaynaya waxyaabaha waxyaabaha aasaasiga ah ee xer-samaynta, iyo dhisidda kaniisad yar, qaabkeeda badinta, iyo dhiirrigelinta.

Ujeeddooyinka Mashruuca Zúme:

Macnaha Zúme waxaa weeye Giriig ahaan Khamiir. Sida ku jirta Matayos 13:33, Ciise waxa uu yidhi, "Boqortooyada jannada waxay u eg tahay khamiir, kan naagi intay qaadday ay saddex qiyaasood oo bur ah ku dhex qooshtay ilaa ay wada khamiireen.” Tani waxa ay tilmaamaysaa sida dadka caadiga ah, oo waxyaabo caadi ah isticmaalaya ay u saamayn weyn oo aan caadi ahayn ugu yeelan karaan Boqortooyada Ilaah. Zume ujeedkiisu waa inay rumaystayaasha caadiga ah u qalabeeyaan sidii ay deriskooda ku gaadhi lahaayeen.

Xer ka dhex sameeya Degmo kasta oo Caalamka ugu weyn, idinka oo adeegsanaya habka tababbarka qadka ee tooska ah oo ka qayb galayaasha ku qalabaynaya waxyaabaha waxyaabaha aasaasiga ah ee xer-samaynta, iyo dhisidda kaniisad yar, qaabkeeda badinta, iyo dhiirrigelinta.

Zúme consists of 10 sessions, 2 hours each

Zúme wuxuu ka kooban yahay 10 kulan, oo kiiba yahay 2 saacadood:

  • Muuqaal iyo Maqal kooxdaadaka caawinaya in ay fahanto xeerarka aasaasiga u ah sida xerta loo badiyo.
  • Wada-tashiyo kooxda dhexdeeda ah si ay kooxdaada uga caawiyso in ay ka hadlaan wixii la falanqeeyay.
  • Layliyo ama tijaabooyin sahlan oo kooxdaada ka caawinaya sidii ay u dhaqan gelin lahaayeen wixii ay barteen.
  • Kooxda oo culays la saarayo si ay uga caawiso in ay koraan oo ay wax ka bartaan inta kulannadu socdaan.

Sida loo bilaabayo:

  • Haddaanad cinwaan lahayn . Fadlan samayso..
  • Casuum 3-11 saaxiib. Kooxda ugu yar ee la doonayo waa 3-4 ee dhaqan gelinaya hawlaha tababbarka.
  • Samayso kadwal aad saaxiibbadaa isugu timaddaan.
  • Iska hubi in qadka internet-ku kuu shaqaynayo.

Doorashda kulanka waqtigiinna ugu horreeya:

  • Soo Degso Buuggahagaha Zúme.
  • Haddaad rabo inaad kooxdaada nuqullo u baadcadid waad u rugi kartaa.
  • Ogsoonow inaad ku xidhiidhisid shaashad ama Borojegtar si kooxdaadu taxa u aragto.

Af


English English
العربية Arabic
العربية - الأردن Arabic (JO)
Sign Language American Sign Language
भोजपुरी Bhojpuri
বাংলা Bengali (India)
Bosanski Bosnian
粵語 (繁體) Cantonese (Traditional)
Hrvatski Croatian
فارسی Farsi/Persian
Français French
Deutsch German
ગુજરાતી Gujarati
Hausa Hausa
हिंदी Hindi
Bahasa Indonesia Indonesian
Italiano Italian
ಕನ್ನಡ Kannada
한국어 Korean
کوردی Kurdish
ພາສາລາວ Lao
𑒧𑒻𑒟𑒱𑒪𑒲 Maithili
國語(繁體) Mandarin (Traditional)
国语(简体) Mandarin (Simplified)
मराठी Marathi
മലയാളം Malayalam
नेपाली Nepali
ଓଡ଼ିଆ Oriya
Apagibete Panjabi
Português Portuguese
русский Russian
Română Romanian
Slovenščina Slovenian
Español Spanish
Soomaaliga Somali
Kiswahili Swahili
தமிழ் Tamil
తెలుగు Telugu
ไทย Thai
Türkçe Turkish
اُردُو Urdu
Tiếng Việt Vietnamese
Yorùbá Yoruba
More languages in progress